Doorashooyinkii Golayasha Deeg...
Magaalada Bristol oo kamid ahayd goobaha sida weyn loolanka uga dhacay ayaa xildhibaanada kusoo baxay waxaa kamid ah Haweenay Soomaali ah oo u tartameysay xisbiga Shaqaalaha ee Labour. Hibaaq Jaamac ayaa ...
War-saxaafadeed: Puntland Oo k...
Dowladda Puntland ayaa ka hadashay mowqifkeeda ku aaddan shirka London ee toddobaadka soo socda ka furmaya magaalada London ee xarunta dalka Brirtain, kaasoo dhaqaale loogu raadinayo Soomaliya. Warsaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada ...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Khudba...
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta khudbad dheer oo gar-naqsi ah ka jeediyay machadka caalamiga ah ee lagu gorfeeyo siyaasadda iyo arrimaha ijtimaaciga ah ee aduunka oo lagu ...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa maanta Villa Soomaaliya ku soo dhaweeyay wafdi ka socday dalalka Nederland iyo Sweden si uu uga gudoomo warqadaha aqoonsinga ee Safiirnimo. Waxaa ...
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wa...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii kala qaybgalay shirkii Turkiga oo isugu jiray wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan dowladda ayaa dib ugu soo laabtay saakay magaalada Muqdisho ee xarunta ...
Somaliland kama laabanayso Moq...
Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay in heshiiskii ay isaga iyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud kala la saxiixday uu nuxukiisu ahaa sidii ay labada dal uga wadashaqeyn lahaayeen ...
Madaxweyne Siilaanyo oo sheega...
Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) oo maanta u ambabaxay dalka Turkiga oo uu ka furmayo shir lagu wada-hadalsiinayo Somaliland iyo Soomaaliya ayaa sheegay inay soomaaliya ku qancinayaan sidii ay ...
IGAD oo Shir aan Caadi aheyn k...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay Shir Urur Goboleedka IGAD ay ka yeelan doonaan Soomaaliya maalmaha soo aadan. Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Soomaaliya Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan oo maanta u ...
Iskahorimaad Ciidamada Dowladd...
Ugu yaraan laba ruux oo labadii dhinac ee uu dagaalku u dhexeeyay ka tirsan ayaa ku dhintay dagaal muddo kooban socday oo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka ...
Raisulwasaaraha Soomaaliya oo ...
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa cambaareeyey weerarkii Fashilmay ee uu nin naftiisa Hiligay ku soo qaaday meel ku dhow hoyga uu degan yahay oo ...
